Derulo oo la joojiyay show uu ku qaban lahaa Czech, balse dabaq uu saarnaa uga heesay taageerayaashiisa

0
Sunday October 28, 2018 - 23:00:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Derulo oo la joojiyay show uu ku qaban lahaa Czech, balse dabaq uu saarnaa uga heesay taageerayaashiisa

    Prague -BBC

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Prague -BBC

Fannaanka Mareykanka ah ee Jason Derulo oo bandhig faneed ku qaban rabay caasimadda waddanka Czech Republic ee Prague ayaa showgiisii la joojiyay, kaddib markii garoonkii lagu qaban lahaa heesahaasi ee ‘Tipsport Arena’ ay boolisku sheegeen sababo ammaan awgeed in bandhiggaasi qabsoomi karin.
Inkastoo Derulo oo 29 jir uu xilli kale u qorsheeyay in mar labaad uu ku soo laabto Czech, haddana waxa uu taageerayaashiisa uga balakoonka dabaq uu saarnaa.
Waxa uu taageerayaasha u qaaday qaar ka mid ah heesihiisa sida; Talk Dirty iyo Swalla, waxaana muuqaalka isagoo dabaqa uga heesaya taageerayaashiisa uu soo dhigay bartiisa Instagram, iyadoo taageerayaashua guryahooda ku laabteen iyagoo faraxsan.



Isha Wararka
Nagala soo xiriir: info@ishawararka.net