Gabar ku dhalatay Wadnaha oo jirkeeda dibadda kaga yaalla oo laga saaray isbitaalka markii lagu guueystay qalliinkeedii

0
Friday February 08, 2019 - 20:38:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar ku dhalatay Wadnaha oo jirkeeda dibadda kaga yaalla oo laga saaray isbitaalka markii lagu guueystay qalliinkeedii

    Leicester -BBC

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Leicester -BBC

 

Gabadhii yareyd ee ku dhalatay wadnaha oo kaga yaallay jirkeeda dibaddiisa oo ay dhaqaatiirtu horey ugu guuleysteen in qalliin lagu sameeyo dibna wadnahaasi loogu celiyo gudaha jirkeeda ayaa 14 bilood kaddib waxa ay ka baxday Isbitaalkii ay ku jirtay.

Vanellope Hope Wilkins ayaa 22 November 2017, waxa ay ku dhalatay Isbitaalka Glenfield ee magaallada Leicester ee Ingiriiska, iyadoo martay saddex qalliin oo dib wadneheeda loogu celinayay laabteeda.

Muddadii 14-ka bilood ahayd ee la daaweynayay waxaa dhowr jeer booqasho gaaban oo xilliyada habeenkii ah lagu geeyay guriga waalidkeeda, balse haatan waxaa laga saaray Isbitaalka, iyadoo si toos ah ugu noolaan doonta guriga reerkeeda.



Isha Wararka
Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net