300 oo qaxooti ah oo qalliin indhaha oo bilaash ah loogu sameeyay xerada Dhadhaab

0
Monday July 29, 2019 - 17:36:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    300 oo qaxooti ah oo qalliin indhaha oo bilaash ah loogu sameeyay xerada Dhadhaab

    Dadaab -AfricaNews

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Dadaab -AfricaNews

Dadka ku dhaqan xerada qaxootiga ee dhadhaab ee Garissa ayaa loo sameeyay qalliin bilaash ah, waxaana qaarkood ay ka yimaadeen deegaannada ku dhow dhow iyo xadka Soomaaliya.

Qalliinkan ayaa waxaa fulisay hay’addaha horumarinta Turkiga, Hay’adda Hayarat Foundation iyo Qarammada Midoobay, sida ay sheegtay wakaaladda Anadolu.

Dadka qalliimadaasi loo sameeyay oo Soomaali u badan ayaa mar kale waxaa dib ugu soo noqday araggoodii, kaddib markii lagu sameeyay qalliin qalab casri ah oo waqti gaaban u baahan, iyagoo u mahad celiyay intii wanaaggan u sameysay.

Image


Image
Isha Wararka
Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net