Virgil Van Dijk oo ku guuleystay abaamarinta Xidigga Sanadka ee Qaaradda Yurub iyo Daaficii ugu fiicnaa

0
Thursday August 29, 2019 - 22:05:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Virgil Van Dijk oo ku guuleystay abaamarinta Xidigga Sanadka ee Qaaradda Yurub iyo Daaficii ugu fiicnaa

    Monaco -AFP

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Monaco -AFP


Difaaca kooxda kubadda Cagta Liverpool iyo xulka Holland Virgil Van Dijk ayaa ku guuleystay abaalmarinta xidiggii ugu fiicnaa Qaaradda Yurub 2018/19 (UEFA Men’s Player of the Year 2018/19).

Sidoo kale van Dijk ayaa loo magacaabay daaficii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan 2018/2019 ee Koobka UEFA Champions League.

Van Dijk oo 28 jir ah ayaa Liverpool la qaaday Koobka Horyaallada Yurub markoodii 6-aad, waxaana uu soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah oo uu kaga tilmaanaaday dhammaan difaacyada caalamka.

Dhanka Dumarkana waxaa laacibaddii ugu fiicnayd Qaaradda Yurub ee 2018/19 ku guuleysatay Lucy Bronze oo daafaca uga ciyaarta xulka Ingiriiska.
Sida ay Dhibcaha u kala heleen Difaacyadii ugu fiicnaa:


1. Virgil van Dijk (Liverpool)– 349 points

2. Matthijs de Ligt (Ajax, now Juventus)– 205 points
3. Trent Alexander-Arnold (Liverpool)– 29 points
4. Andy Robertson (Liverpool)– 16 points
5. Gerard Piqué (Barcelona)– 14 points
6. Jan Vertonghen (Tottenham)– 12 points
7. Giorgio Chiellini (Juventus)– 8 points
8= Toby Alderweireld (Tottenham)– 5 points
8= Kalidou Koulibaly (Napoli)– 5 points
8= Sergio Ramos (Real Madrid)– 5 points

Image result for van dijk uefa

Image result for van dijk uefa

Image result for van dijk uefa

Image result for van dijk uefa

Isha Wararka
Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net