Magaallooyinka ugu fiican 2019 ee ay Ardaydu wax ka bartaan Caalamka oo la magacaabay

0
Wednesday September 04, 2019 - 20:36:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaallooyinka ugu fiican 2019 ee ay Ardaydu wax ka bartaan Caalamka oo la magacaabay

    London -QS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

London -QS

 

Waxaa sanadkii labaad oo xiriir magaallada London ee caasimadda Ingiriiska loo doortay magaallada ugu fiican Caalamka ee ay ardaydu wax ka bartaan (Best Student Cities 2019).

Qiimeyntan oo ay sanad walba samayso xarunta caalamiga ah ee la talinta ‘QS’ kaasoo soo bandhiga magaallooyinka u fiican ardayda marka ay timaaddo Jaamacadaha ku yaalla, fursadaha shaqo, sida ardayda loo ixtiraamo, soo jiidashada magaalladaasi iyo maciishaddeeda xagga nolosha.

Waxyaabaha kale ee lagu qiimeeyo magaallada ugu fiican ee ay ardaydu wax ka bartaan dunida ayaa waxaa ka mid ah dhinaca ammaanka iyo hawada nadiifka ah.

London ayaa ka sare martay magaallada Mebourne ee Australia, iyadoo liiska magaallooyinka ugu fiican adduunka ee ay Ardaydu wax ka bartaan 2019 ay u kala sarreeyaan sidatan:

 

 

 
 
#RANK
CITY
LOCATION
 
 
 
2019
By location
1
United Kingdom
2
Japan
3
Australia
4
Germany
5
Germany
6
Canada
7
France
8
Switzerland
9
Australia
10
South Korea
10
Hong Kong SAR
11
Canada
12
United States
13
Austria
15
United Kingdom
16
Canada
17
Taiwan
18
Japan
19
United States
20
Singapore
21
Spain
22
Australia
23
Australia
24
Netherlands
25
United States
26        
Australia
27
New Zealand
27
Spain
29
Malaysia
29
United Kingdom
31
Argentina
32
China (Mainland)
33
China (Mainland)
34
Russia
35
Czech Republic
35
United States
37
Ireland
37
Sweden
39
United Kingdom
40
Italy
41
United States
41
Australia
43
Belgium
43
Hungary
45
Canada
46
Denmark
47
United Kingdom
48
United Kingdom
49
United Kingdom
50
France


 

Isha Wararka

Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net