Daawo dhagax weyn oo ku habsaday baabuur xawaare ku socday oo buur hoos marayay

0
Thursday October 10, 2019 - 22:37:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo dhagax weyn oo ku habsaday baabuur xawaare ku socday oo buur hoos marayay

    Yunnan -Mirror

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Yunnan -Mirror


Kaamirada shilalka duubta ee baabuurta ku rakiban ayaa duubtay dhagax weyn oo ku habsaday baabuur ka horreeyay oo marayay waddo buuraley ah.

Shilkan ayaa ka dhaay dariiq ku yaalla magaallada Lushoy ee gobolka Yunnan ee Shiinaha sida lagu qoray wargeyska Daily Mirror.

Dhagaxan weyn ayaa sababay khasaare baaxad leh oo gaaray baabuurkan, iyadoo dadkii aagga ka dhowaana ay ka soo saareen darawalkii, iyadoo aan la shaacin xaaladda caafimaad ee darawalkii baabuurkaasi watay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka shilkan naxdinta leh

https://youtu.be/ksZfMJkd3vI


Isha Wararka
Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net