Daawo Gaadiidka ciidanka Mareykanka oo is hor taagay baabuur dagaal oo uu Ruushku leeyahay

0
Thursday January 23, 2020 - 22:25:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3900
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Gaadiidka ciidanka Mareykanka oo is hor taagay baabuur dagaal oo uu Ruushku leeyahay

    Damascus -RT

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Damascus -RT

Kolonyo gawaarida gaashaaman ee Mareykanka ee ku sugan waddanka Suuriya ayaa is hor taagay baabuur dagaal oo uu Ruushku leeyahay kaasoo doonayay inuu ka gudbo xuduudda Syria ee Ciraaq.
Waxaa muuqaalkani ka muuqda gawaarida ciidan ee Mareykanka oo isku hor goynaya baabuurkii ay wateen Ruushka oo ay ku qasbeen inuu waddada weyn dib ugu laabto, waxaana la arkayay iyagoo sii gelbinaya.


Isha Wararka
Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net