Daawo baabuur sida Coronavirus loo soo ekeysiiyay oo dhex socda dariiqyada waddanka Hindiya

0
Sunday April 12, 2020 - 22:28:43 in Wararka by
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo baabuur sida Coronavirus loo soo ekeysiiyay oo dhex socda dariiqyada waddanka Hindiya

    Hyderabad -RT

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Hyderabad -RT
Iyadoo weli Hindiya ay ku jirto bandoow 21 cisho ah si loo yareeyo faafidda cudurka Coronavirus ayaa waxaa Waddooyinka magaallada Hyderabad lagu dhex arkayay wax lagu qiyaasay baabuur yar oo Corona loo soo qaab ekeysiiyay, si bulshada looga digo khatarta Coronavirus.