Sucuudiga oo maalin qura dad ka badan 1200 ka helay Coronavirus

0
Sunday April 26, 2020 - 21:00:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 35
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sucuudiga oo maalin qura dad ka badan 1200 ka helay Coronavirus

    Riyadh -ArabNews

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Riyadh -ArabNews

Sucuudiga oo la halgamaya caabuqa Coronavirus ayaa waxaa ay sheegeen in tiradii ugu badneyd eemaalinle ah laga helay xanuunkan taasoo ka badan 1200 qof.

Wasaaradda caafimaadka Sucuudiga ayaa sheegtay in tiradani tahay tii ugu sarreysay ee uu dalkoodu diiwaan geliyo, halka dhimashaduna ay marayso 139 qofood.

Guud ahaan tirada dadka dadka Sucuudiga ee uu Feyrusku haleelay ayaa waxay gaarayaan 17,522 ruux, halka dadka ka soo bogsanaa cudurkanna ay dhan yihiin 2,357.

Dhanka kale Sucuudiga dowladda Sucuudiga ayaa sheegtay inay khafiifinayso bandowga guud ahaan gobollada dalka.

Isha Wararka
Nagala soo xiriir; info@ishawararka.net