34 Waddan ee Muwaadinka Soomaaliga ah uu ku tegi karo dal ku gal la'aan (Visa-Free)

0
Thursday January 18, 2018 - 23:25:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6058
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    34 Waddan ee Muwaadinka Soomaaliga ah uu ku tegi karo dal ku gal la'aan (Visa-Free)

    Mogadishu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Google Plus

Mogadishu

Run ahaantii ma sahlana in dal muddo dheer ku jiray colaad iyo dagaallo sokeeye uu misna la tartamo dalalka caalamka ee nabadda iyo kala dambeyntu ka jirto.

Haddaba Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa iyada oo ku shaqeyneysa daruufaha adag ee ku xeeran dalka waxa uu agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Mohamed Adam Jim’ale (Kofi) juhdi iyo dadaal adag ku bixiyay sidii uu u tayeen lahaa Baasaboorka Soomaaliga una aqoonsan lahaayeen wadamada caalamka, wuxuu geed dheer iyo mid gaaban u fuulay agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada sidii ruuxa Soomaaliga uu ugu safri lahaa baasaboorkiis.

Haddaba Baasaboorka Soomaaliga oo markii hore lagu tegi jiray dal ku gal la’aan (visa-free) 32 dal ayaa haatan waxaa lagu tegi karaa 34 waddan, sida lagu sheegay warbixinta sanadlaha ah ee ay soo saartay shabakadda ‘Passport Index’ oo ah shabakad sanad walba qiimeysa baasaboorrada caalamka iyo sida ay u kala tayo sarreeyaan.

Liiska 34 waddan ee bilaa visa lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliga ama markii aad dalalkaasi qaar ka mid ah tagto aad garoonka kaga dhufsan karto dal ku galka waxa ay ku kala yaallaan Qaaradaha Afrika, Asia, Latin Amerika iyo kuwo ku yaalla Badda Baasifigga (Pacific Ocean), waxaana ay kala yihiin:

DALALKA

QAARADDA

(34) EE BAASABOOR SOOMAALIGA VISA LA’AAN LAGU TEGI KARO

AFRIKA

Benin

Visa-Free

Burkina Faso

Visa on arrival

Cape Verde

Visa on arrival

Comoros

Visa on arrival

Ivory Coast

eTA (Booqasho gaaban ama ganacsi)

Djibouti

Visa on arrival

Ghana

Visa on arrival

Madagascar

Visa on arrival

Mauritania

Visa on arrival

Mozambique

Visa on arrival

Rwanda

Visa on arrival

Seychelles

Visitor’s permit (booqasho)

Togo

Visa on arrival

Uganda

Visa on arrival

Guinea-Bissau

Visa on arrival

Qaaradda Asia

Bangladesh

Visa on arrival

Cambodia

Visa on arrival

Lebanon

Visa on arrival

Laos

Visa on arrival

Macau

Visa on arrival

Malaysia

Visa-free

Maldives

Visa on arrival

Palestine

Visa-free

Sri Lanka

eTA (Booqasho gaaban ama ganacsi)

Timor leste

Visa on arrival

Turkey

Visa on arrival

Latin America

Bolivia

Visa on arrival

Haiti

Visa-fee

St. Vincent/the Grenadines

Visa-free

Dominica

Visa on arrival

Pacific Ocean

Micronesia

Visa-fee

Palau

Visa on arrival

Tuvalu

Visa on arrival