Videos

NINKII AABIHIIS DOOFAARKA MOODAY EE DILAY!

Hits: 42 | Wednesday September 25, 2019 - 23:19:59

Click here to watch

Faa'iidada ay Foolxumadu leedahay?

Hits: 24 | Tuesday September 24, 2019 - 20:06:32

Click here to watch

Waa kuma ninka ugu fulaysan Adduunka ee wacay Booliska, muxuuse ka cabsaday?

Hits: 23 | Sunday September 22, 2019 - 00:03:39
Waa mid ka mid ah wicitaannadii Booliska la wacay ee ugu yaabka badnaa.

Click here to watch

Waa kuwee 22-ka ciyaartooy ee kubadda cagta ee ugu taageeraha badan barta Instagram?

Hits: 185 | Saturday October 13, 2018 - 22:38:00
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa 20-ka ciyaaryahan ee dheesha kubadda cagta ee ugu taageerada badan shabakadda lagu wada xiriirro ee Instagram, waxaana ay kala yihiin:

Click here to watch

Dhismo dhulka hoostiisa ah oo ay ku nool yihiin 400 oo qofood oo la helay!

Hits: 135 | Tuesday June 20, 2017 - 19:48:51
Raadiyaha dowladda Shiinaha (CRI) ayaa shaaciyay in la helay dhisme dhulka hoostiisa ah oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 400, taas oo tilmaan u noqonaysa guryo xumada ka taagan caasimadda Shiinaha ee Beijing.

Click here to watch

Waa maxay dhibaatada ku timaadda carruurta Suulka nuugta?

Hits: 63 | Saturday June 10, 2017 - 17:21:52
Wax ka baro dhibaatooyinka ay carruurtu ka dhaxlaan suul nuugidda. Soo jeedintii: Haaruun Yuusuf Khasaaro

Click here to watch

DAANYEER IIB AH OO LAGU SOO BANDHIGAY INTERNET-KA OO LA BAD-BAADIYAY!

Hits: 38 | Saturday June 10, 2017 - 17:18:38
Daanyeer iib ah ayaa lagu soo bandhigay Internet-ka, laakiin markii dambe ayaa la badbaadiyey. Waxaa warbixintan soo jeedinaya: Haaruun Yuusuf Khasaaro

Click here to watch

WELI MA DAAWATAY BIDAAR TIMO LAGU BEERAYO

Hits: 39 | Saturday June 10, 2017 - 17:15:51
Haddii aadan horay u arag bidaar la beeraayo hadda daawo.

Click here to watch

Shaqo adigoo sariirtaada saaran aad lacag ku qaadanayso!

Hits: 33 | Saturday June 10, 2017 - 17:14:12
Waxaa soo jeedinaya: Yaxye Yuusuf

Click here to watch

HADDAAD DAAWATO MUUQAALKAN WAA HUBAAL INAADAN WELIGAA QUUSAN DOONIN

Hits: 21 | Saturday June 10, 2017 - 17:11:06
Waxaa soo jeedinaya: Haaruun Yuusuf Khasaaro

Click here to watch