Technology

Twitter-ka oo kordhiyay tirada erayada qofka loo oggol yahay marka uu wax ku qorayo 'Tweets'

0 Visits: 391 | Wednesday November 08, 2017 - 14:36:54
San Franscisco -AP

Read More »

Dunidu way sii hor maraysaa: Meshiin keligii dharka kuu laalaabaya oo la soo saaray (Daawo)

0 Visits: 818 | Wednesday November 08, 2017 - 13:44:46
Foster City -TechNews

Read More »

Barnaamij loo sameeyay ragga doonaya inay guursadaan laba xaas iyo ka badan oo buuq badan dhaliyay

0 Visits: 544 | Thursday November 02, 2017 - 23:50:17
Jakarta -ANTARA News

Read More »

Goorma ayaa xarigga laga jaraa khadka Tareen ee isku xiri doona magaallooyinka Jeddah iyo Makkah ?

0 Visits: 280 | Wednesday November 01, 2017 - 23:12:25
Jeddah -Arab News

Read More »

Magaallo ka tirsan Turkiga oo loo sameeyay basas u gaar ah Dumarka iyo arrintaas oo lagu kala aragti duwanaaday

0 Visits: 427 | Friday October 20, 2017 - 21:40:32
Waxaa magaallada Malatya ee ku taalla bariga gobolka Anatolia ee waddanka Turkiga laga hirgeliyay basas rakaabka qaada oo loo gaar yeelay dumarka, taasoo wax rag ah aysan raaci karin.

Read More »

Nalalka taallada Eiffel Tower oo caawa la damin doono si loola murugoodo shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 374 | Monday October 16, 2017 - 21:23:43
Wararka ka imaanaya Faransiiska ayaa sheegaya in codsi ka yimid duqa magaallada Paris, Anne Hidalgo la damin doono leyrarka taallada caanka ah ee Paris ee Tour Eiffel si dareen is garab taag ah loogu muujiyo qoysaskii Soomaaliyeed ee dadkooda ku waayay qarixii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zope ee magaallada…

Read More »

Isbitaalka duula oo ku degay Cameroon halkaasna indhaha ugu fiiqay dad fara badan

0 Visits: 752 | Thursday October 12, 2017 - 23:48:16
Iyadoo Tiknoolojiga casriga ah uu sii hor marayo maalinba maalinta ka dambeysa ayaa waxaa jirta diyaarad lagu magacaabo 'Orbis'-The Flying eye Hospital/ Isbitaalka duula ee indhaha, diyaaraddaas oo ay saaran yihiin qaar ka mid ah dhaqaatiirta ugu caansan qalliinnada indhaha, waxaana marba ay…

Read More »

Wiil Masri ah oo sameeyay baabuur Isboorti oo aad u qurux badan

0 Visits: 329 | Tuesday October 10, 2017 - 20:59:08
Wiil dhallinyaro ah oo u dhashay waddanka Masar, laguna magacaabo Camru Zahran ayaa ku guuleystay inuu soo saaro baabuur uu isagu sameeyay oo nuuca Isboortiga ah kaasoo aad u qurxoon, heerkiisuna gaarsiisan yahay heer caalami.

Read More »

Lamaane Mareykan ah oo khiyaamay Shirkadda Amazon, alaabo ku kacaya 1.2 Milyan oo dollarna ka qaatay

0 Visits: 295 | Thursday October 05, 2017 - 21:54:38
Lamaane u dhashay waddanka Mareykanka ayaa qirtay in ay si khiyaano ah alaabo uga soo qaateen shirkadda internet-ka wax ku dhex iibisa ee Amazon, alaabahaas oo lagu qiimeeyay 1.2 Milyan oo dollar.

Read More »

Shirkadda Ford oo haddiyad ahaan baabuur qaali ah u siisay haweeney u dhalatay Sucuudiga

0 Visits: 281 | Monday October 02, 2017 - 22:06:43
Iyadoo Bisha June ee sanadka soo socda markii ugu horreysay dumarka Sucuudigu ay awood u yeelan doonaan in ay wadaan baabuurta kaddib markii ay uu ogolaaday boqorka Sucuudiga King Salman Bin Cabdul Casiis ayaa waxaa go'aankaasi soo dhoweeyay waddammada caalamka iyo shirkadaha gawaarida farsameeya.

Read More »

Dumarka Sucuudiga oo markii ugu horreysay loo ogolaaday in ay baabuur wadi karaan

0 Visits: 257 | Wednesday September 27, 2017 - 16:01:23
Boqorka waddanka Sucuudiga, Boqor Salmaan Binu Cabdul Casiis ayaa soo saaray wareegto uu dumarka dalkaasi ugu ogolaanayo in markii ugu horreysay ay kaxeyn karaan gawaarida.

Read More »

Dubai oo tijaabisay Taksiga duula ee ugu horreeyay caalamka (dhowaan taksiyada cirka ayaa bilaabanaya)

0 Visits: 287 | Tuesday September 26, 2017 - 16:03:16
Shirkadda Gaadiidka iyo Waddooyinka Dubai ee 'RTA' ayaa shalay soo bandhigtay tallaabo aan horey loo qaadin taasoo ah diyaarad u shaqeyn doonta sida Taksi oo laba qof oo qura qaadaysa taasoo aana cidina wadin, mustaqbalkana noqonaysa Taksiga hawada duula ee magaallada Dubai ee isu tagga Imaaraadka…

Read More »

500,000 oo Reer London ah oo saxiixay codsi lagu bad baadinayo shirkadda Takaasida ee Uber

0 Visits: 443 | Saturday September 23, 2017 - 22:25:26
Kaddib markii shirkadda maamusha Gaadiidka magaallada London ee 'TfL' ay shaaca ka qaadday in aysan Laysinka u cusbooneysiin doonin shirkadda gawaarida gaarka loo leeyahay ee dadku ay taksi ahaanta u isticmaalaan ee Uber ayaa waxaa shacabka London ay arrintaasi ka muujiyeen walaac aad u weyn.

Read More »

Mareykanka oo soo geba gebeynaya dhismaha safaaradda ugu qaalisan adduunka ee uu ka furanayo London

0 Visits: 293 | Saturday September 23, 2017 - 19:58:27
Weli waxaa socda dhismaha cusub ee safaaradda Mareykanka ee magaallada London, taasoo lagu tilmaamay safaaradda ugu qaalisan Caalamka maadaama dhismaheeda uu ku baxayo 1 Bilyan oo dollar.

Read More »

Nissan oo u dabaal degaysa 150 Milyan oo baabuur oo ay soo saartay tan iyo markii la aas aasay

0 Visits: 520 | Thursday September 21, 2017 - 20:23:13
Shirkadda Nissan ee waddanka Japan ayaa heer sare gaartay, iyadoo u dabaal degaysa 150 Milyan oo baabuur oo ay soo saartay tan iyo markii la aas aasay 1933.

Read More »