Technology

Shirkadda baabuurta sameysa ee Porsche oo soo saartay Markab nuuca raaxada oo aad u qurux badan

0 Visits: 359 | Wednesday September 20, 2017 - 20:24:23
Shirkadda baabuurta qaaliga ah sameysa ee 'Porsche' ee laga leeyahay Jarmalka ayaa soo saartay Markab nuuca raaxada ah oo lagu magacaabo 'Dynamiq GTT 115', kaasoo dhererkiisu gaarayo 35 mitir.

Read More »

Askarigii Adduunka ka bad baadiyay dagaal Nukliyeer ah oo dhici lahaa oo geeriyooday

0 Visits: 352 | Tuesday September 19, 2017 - 22:21:49
Askari hore oo ka tirsanaa ciidammadii Midowgii Soofiyeeti oo lagu magacaabo Stanislav Petrov ayaa ku geeriyooday Ruushka, kaas oo adduunka ka bad baadiyay dagaal Nukliyeer oo dhici lahaa kaasoo u dhexeeyay Mareykanka iyo Ruushka dagaalkii qaboobaa.

Read More »

Sweden oo hirgelisay qalab yar oo dadka gacantooda lagu beerayo si ay tikidh ahaan ugu raacaan tareenada

0 Visits: 257 | Monday September 18, 2017 - 17:40:15
Shirkadda 'SJ' ee maamusha Khadadka Tariinnada waddanka Sweden ayaa waxa ay ku howlan tahay horumarinta barnaamij tiknooloji oo cajiib ah kaasoo dadka tariinnada adeegsadaa ay kaga maarmayaan tikidhadii warqadda ka sameysnaa.

Read More »

Taleefoonnada iPhone 8 oo la filayo in la soo bandhigi doono berri dambe

0 Visits: 228 | Sunday September 10, 2017 - 23:55:18
Shirkadda caanka ah ee Apple ayaa la filayaa in berri dambe oo Talaado ku beegan ay suuqyada soo dhigi doonto taleefoonnada la wada sugayay ee iPhone 8 iyo iPhone 8 Plus, sida ay sir ku heshay shabakadda Bloomberg.

Read More »

Cirbixiyeen Ruush ah oo sheegay in uu aad ula yaabay quruxda magaallada Maka habeen iyo maalinba

0 Visits: 798 | Thursday September 07, 2017 - 21:59:42
Cirbixiyeenka weyn ee Ruushka Sergey Nikolayevich Ryazansky ayaa 17 Agoosto safar dhinaca dayax gacmeedka ah ugu baxay hawada sare ayaa sawirro qamar sinaaciga lagu qaaday oo uu soo dhigay bartiisa twitter-ka kaga yaabsaday caalamka.

Read More »

Panasonic oo soo saartay Talaajad halkaaga kuugu imaanaysa markaad u yeerto kaddibna cabitaan ku siinaysa (daawo)

0 Visits: 397 | Wednesday September 06, 2017 - 20:59:19
Shirkadda Panasonic ee laga leeyahay waddanka Japan ayaa soo saartay Talaajad ay ugu magac dartay 'talaajadda mustaqbalka' taas oo kuu imaanaysa kolkaad u yeerto, isla markaana ku siinaysa cabitaanka iyo cuntada aad ka dalbato kaddibna tir-tireysa qashinka haraadiga ah ee kaa daata.

Read More »

Waqooyiga Korea oo tijaabsatay bamb Nukliyeer ah oo 5 jeer ka weyn bamkii 'Nagasaki'

0 Visits: 274 | Sunday September 03, 2017 - 14:08:53
Waddanka Waqooyiga Korea ayaa tijaabiyay Bambadii 6'aad ee Nukliyeer ah saakay, waxaana bamkan culeyskiisa lagu qiyaasay 100 kilo oo tan, kaas oo 5 jeer ka culus bamkii nukliyeerka ahaa ee 1945-kii lagu dhuftay magaallada Nagasaki ee Japan.

Read More »

Sawirrada 'Gif' ee sida weyn u qabsaday Internet-ka oo u dabaal degaya sanad guuradii 30-aad

0 Visits: 217 | Saturday September 02, 2017 - 20:10:24
Sawirrada Gif (graphics interchange format) ee sida weyn ugu faafay internet-ka iyo saxaafadda casriga ah ayaa haatan 30 sano jirsaday, iyadoo dadkuna inta badan isu gudbiyaan sawirrada nuux nuuxsanaya 'gifs' oo ay ku cabiraan shucuurtooda farxadda, dabaal degga, murugada iwm.

Read More »

Daawo Shiinaha oo Buundo muddo dheer dhisnayd ku bur-burinaya 1 ilbiriqsi

0 Visits: 255 | Friday September 01, 2017 - 20:52:52
Buundo lagu magacaabo Yujiang oo ku taalla gobolka Chongqing ee Shiinaha ayaa markii la dareemay in ammaankeedu sugneyn oo ay muddo dheer dhisan tahay waxaa dowladda Shiinuhu go'aansadatay in gebigeedba la burburiyo.

Read More »

Madixii shirkadda Samsung oo lagu xukumay 5 sano oo xarig ah

0 Visits: 297 | Friday August 25, 2017 - 17:52:48
Maxkamad ku taalla Koonfurta Korea ayaa 5 sanadood oo xabsi ah ku xukuntay madixii shirkadda qalabka Elektoroonigga ee Samsung, Lee Jae-young.

Read More »

Nokia oo soo rogaal celisay soona bandhigtay taleefan cusub oo casri ah 'Nokia 8'

0 Visits: 305 | Friday August 18, 2017 - 23:42:18
Tan iyo wixii ka dambeeyay markii Nokiya ay taleefoonnadeeda Lumia ka iibisay Microsoft sanadkii 2014 waxaa hawada ka baxday shirkaddan oo laga waayay suuqa taleefoon gacmeedyada casriga ah.

Read More »

Muuqaalka carruur Afrikaan ah oo ku hadlaya erayo Shiineys ah si lacag loogu helo ayaa guux badan dhaliyay

0 Visits: 288 | Friday August 18, 2017 - 20:15:31
Bogga Shiinaha laga leeyahay ee laga dukaameysto ee dhinaca Internet-ka 'Taobao' ayaa laga saaray muuqaallo iyo sawirro lagu dhex iibinayay kuwaasoo ahaa carruur Afrikaan ah oo ku hadlaya erayo Shiineys ah ama haya boorar ay ku qoran yihiin xayaysiimo shirkado Shiineys ah oo lagu qoray luqadda…

Read More »

Shirkad Mareykan ah oo soo saartay Bistoolad la eg Kaar Bankiga jeebka lagu rito

0 Visits: 736 | Wednesday August 09, 2017 - 23:41:21
Shirkad Mareykan ah ayaa soo saartay bistoolad yar oo la eg kaarka Bankiga ee jeebka lagu rito, taas oo qaadaysa shan xabadood sida Bistooladaha caadiga ahna wax u tooganaysa.

Read More »

iPhone-kaagaagu hadduu codkiisu gaaban yahay gudihiisa ayaad codka ka kordhin kartaa

0 Visits: 284 | Wednesday August 09, 2017 - 23:25:01
Inta badan dadka isticmaala Taleefoonka iPhone-ka waxay ogsoon yihiin in marka ay music ku dhegeysanayaan iyadoo codku halkii ugu sarreysay taagan yahay uu misna codku u muuqdaa mid xoogaa gaaban.

Read More »

Isticmaalka Helikobtarada la kireysto oo ku soo badanaya Kenya

0 Visits: 328 | Friday August 04, 2017 - 23:41:16
Waxaa waddanka Kenya ku soo badanaya isticaalka Diyaaradaha Helikobtarada ah kuwaas oo dadka shacabka ah iyo siyaasiyiintuba si xowli ah u isticmaalayaan.

Read More »

Facebook oo loo isticmaalo kala iibsiga dadka muhaajiriinta ah ee suuqyada Liibiya

0 Visits: 327 | Wednesday August 02, 2017 - 23:58:25
Tahriibiyeyaasha dadka soo geliya Qaaradda Yurub ayaa aad u isticmaala shabakadda Facebook si ay madax furasho uga dalbadaan ehellada dadka u xiran ee ay ku heystaan xerooyin ku yaalla waddanka Liibiya sida ay ogaadeen baarayaal ka socda Jaamacadda Cambridge ee Ingiriiska.

Read More »

Mowjad Radio muddo 35 sanadood ah la garan la'yahay cidda maamusha

0 Visits: 312 | Wednesday August 02, 2017 - 18:43:11
Gudaha waddanka Ruushka waxaa muddo 35 sanadood ah si xiriir ah u shaqeeya mowjad Radio ah oo cidina illaa iyo haatan aysan garanayn halka laga leeyahay, balse hadallada ka dhex yeeraya ayaa waxa ay dib ugu noqonayaan waqtigii dagaalkii qaboobaha.

Read More »

Hal Bilyan oo qofood ayaa maalin walba isticmaasha WhatsApp

0 Visits: 276 | Saturday July 29, 2017 - 04:29:42
Shabakadda dadku ku wada xiriiraan ee WhatsApp ayaa u dabaal degaysa meel sare oo ay gaartay kaddib markii la shaaciyay in 1 Bilyan oo ruux ay maalin kasta isticmaalaan adeeggani, sida ay shirkaddaasi shaacisay.

Read More »

Ninka aas aasay Amazon oo noqday kan ugu taajirsan Caalamka (world's richest man)

0 Visits: 599 | Thursday July 27, 2017 - 23:40:38
Aas aasaha shirkadda qaabka Online-ka wax looga iibsado ee Amazon, Jeff Bezos ayaa kaalinta 1' kala wareegay darajada ninka ugu hantida badan caalamka ee Bill Gates, waxaana Bezos maalkiisa lagu sheegay $90.7 Bilyan oo Dollar sida ay shaacisay jariidadda Forbes ee ka faalloota dhinaca dhaqaalah.

Read More »

Muraayado casri ah oo wax kasta aqoonsanaya oo loo soo saaray dadka araggu ku yar yahay

0 Visits: 364 | Wednesday July 26, 2017 - 15:15:24
Tiknoolojiga casriga ah waxaa dunida aynu ku nool nahay ay u fududeysay waxyaabo badan oo nolol maalmeedkeenna quseeya, barnaamijyada casriga ah ee lagu diirsadayna kuma koobna oo keliya inay nolosha u fududeeyaan dadka caafimaadkoodu taamka yahay oo qura ee waa kuwo iyagana wax badan u qabtay dadka…

Read More »