Technology

Shirkadda duulimaadka Ryanair oo qiimo dhimis samaynaysa

0 Visits: 317 | Monday July 24, 2017 - 16:12:35
Shirkadda duulimaadka ee ugu rakaab qaadista badan Qaaradda Yurub ee 'Ryanair' ayaa shaaca ka qaadday inay qiimo dhimis u samaynayso macaamiisheeda illaa 9%.

Read More »

Waa kee barnaamijka Buugaag akhrinta ee maalinkii ay akhristaan dad gaaraya 2 Milyan oo qofood?

0 Visits: 263 | Monday July 24, 2017 - 13:30:04
Aqoontu haatan kuma koobna oo keliya buugaag waaweyn oo aad soo iibsato si aad u akhrisato, waxaase haatan Tiknoolojiyada casriga ahi fududeysay in buugaagtaasi aad si sahlan waxa ku qoran oo dhan uga dhex akhrisan karto Mobile-kaaga ama Kumbiyuutarkaaga.

Read More »

Ruushka oo samaysanaya Gantaal lagu magacaabo 'Shaydaan 2' kaas oo burburin kara Waddan idilkiis

0 Visits: 587 | Wednesday July 12, 2017 - 16:32:50
Waddanka Ruushka oo caan ku ah dhinaca farsamaynta hubka ayaa haatan wada qorshe uu ku dhisanayo Gantaallo lagu magacaabo "Shaydaan 2 / Satan 2' kuwaas oo midkood burburin karo waddan idilkiis, isla markaana culeyskiisu gaarayo 100 Tan (1 Tan =1000kg).

Read More »

Gangnam oo muddo dheer kaddib laga qaaday kaalinta 1' heesta ugu daawashada badan YouTube

0 Visits: 418 | Tuesday July 11, 2017 - 22:35:04
Heesta caanka ah ee Gangnam Style ee uu leeyahay fannaanka South Korean-ka ah ee Psy's oo muddo shan sanadood ah haysatay YouTube iyadoo ahayd heesta ugu daawashada badan dhammaan waxa video lagu keydiyay bartaasi ayaa haatan waxaa heestaasi laga dejiyay kaalinta 1-aad.

Read More »

Taleefoon Nokia 3310 oo lagu soo sawiray wejiyada Trump iyo Putin oo lacag qaaliya la kala siisanayo

0 Visits: 294 | Sunday July 09, 2017 - 19:00:00
Dadka qaar waxa ay Jaraa'idka u iibsadaan in ay ku xasuustaan dhacdooyinka taariikhiga ah, halka dadka qaarna ay doortaan in ay siyaabo kale ku xusaan maalmaha qiimaha u leh, bals eshirkad laga leeyahay Ruushka ayaa soo saartay naqshadda taleefoonka Nokia 3310 oo casri ah isla markaana dhabarka…

Read More »

15-kii Waxyaabood ee uu Bill Gates Saadaaliyay 18 sanadood ka hor ee maanta rumoobay

0 Visits: 457 | Saturday July 08, 2017 - 17:12:50
Sanadkii 1999-kii waxa uu aas-aasaha Microsoft ahna ganacsadaha weyn Bill Gates qoray bug la magac baxay 'Business @ the speed of Thought'.

Read More »

Shirkadda Microsoft oo dhimaysa kummanaan shaqooyin ah

0 Visits: 246 | Friday July 07, 2017 - 22:27:25
Shirkadda dhinaca Kumbiyuutarrada iyo Tiknoolojiga Mareykanka ee 'Microsoft' ayaa shaaca ka qaadday in ay dhimayso kummanaan kun oo shaqooyin ah xilli ay loollan adag kula jirto shirkadaha Amazon iyo Google.

Read More »

Sawirradii ku keydsanaa Amazon iyo Ebay oo hawada laga saaray madax furashana la weydiistay

0 Visits: 247 | Tuesday July 04, 2017 - 16:28:23
Balaayiin sawirro ah oo ku keydsanaa Internet-ka ayaa hawada laga saaray sida kuwii ku jiray bogagga badeecadaha lagu iibinayo Amazon iyo Ebay kaddib markii shirkadda sawirrada iyo muuqaallada ka shaqeysa ee Photobucket ay sheegtay in iyadu arrintaa ka dambeyso waxaana ay dalbatay madax furasho.

Read More »

Ciyaar gacmeedka 'Pokemon Go' oo faa'iidday dakhli sanadeed gaaraya 1.2 Bilyan oo Dollar

0 Visits: 276 | Saturday July 01, 2017 - 23:55:43
Ciyaar gacmeedka laga dhex ciyaaro taleefoon gacmeedyada leh adeegga Android-ka iyo iOS ee 'Pokemon Go' ayaa soo xareysay dakhli sanadeed gaaraya 1.2 Bilyan oo Dollar 2016 sida ay ku warramayso shirkadda ururisa macluumaadka barnaamijyada laga download-gareysto Play Store-ka iyo iOS.

Read More »

Facebook oo ku guuleysatay tijaabada Diyaarad Internet-ka gaarsiin doonta dhulalka fog ee Caalamka

0 Visits: 279 | Friday June 30, 2017 - 23:55:58
Shirkadda Facebook ayaa ku guuleysatay tijaabadii labaad ee diyaarad Drone ah oo ku shaqeyneysa ileyska cad-ceedda taas oo ku dhowaad 2 saacadood hawada sare ku jirtay, waxaana looga dan leeyahay in Diyaaraddani ay daboosho baahida Internet ee ka jirta goobo badan oo dunida ka mid ah.

Read More »

Dadka isticmaala Facebook waxay ka bateen tirada waddanka ugu dadka badan Caalamka

0 Visits: 384 | Wednesday June 28, 2017 - 18:57:26
Milkiilaha Shabakadda ugu dadka badan Caalamka ee Facebook Mark Zuckerberg ayaa shaaca ka qaaday in dadka isticmaala Facebook ay haatan gaareen 2 Bilyan oo ruux, taasoo ka dhigaysa Qaaradda ugu dadka badan Adduunka.

Read More »

Samsung oo toddobaadka soo socda Suuqyada ku soo celinaysa Galaxy Note 7 FE oo la soo dayactiray

0 Visits: 346 | Tuesday June 27, 2017 - 21:09:59
Shirkadda farsmaysa Qalabka Elektoroonigga ee Kuuriyada Koonfureed ee Samsung ayaa la sheegayaa in toddobaadka soo socda ay dib suuqyada ugu soo celin doonto Taleefoonkii cilladda dhinaca Beteriga laga sheegay ee Samsung Galaxy Note 7 kaas oo ay kal hore Suuqyada ka aruurisay cilladdaas darteed.

Read More »

Shirkadda Google oo lagu ganaaxay $2.7 Bilyan kaddib markii ay ku xad gudubtay Midowga Yurub

0 Visits: 474 | Tuesday June 27, 2017 - 19:11:43
Midowga Yurub ayaa ganaax lacageed oo gaaraya $2.7 Bilyan waxa ay ku rideen Shirkadda Adeegyada Internet-ka iyo Tiknoolojiga ee 'Google' ee laga leeyahay waddanka Mareykanka kaddib markii shirkaddaasi ay ku xad gudubtay xeerka Internet-ka ee u dhigan dalalka ku bahoobay Yurub.

Read More »

Ruushka oo ku dhawaaqay in Telegram Messenger uu yahay isgaarsiin argagixisadu adeegsato

0 Visits: 371 | Monday June 26, 2017 - 17:01:08
Laanta Sirdoonka Ruushka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaanno (FSB) ayaa shaaca ka qaadday in adeegga 'Telegram Messenger' ee lagu soo dejisto taleefoon gacmeedyada casriga ah uu yahay mid ay argagixisada 'Daacish' adeegasto.

Read More »

Milkiilaha Facebook Mark Zuckerberg oo la afuray Soomaalida Minneapolis

0 Visits: 740 | Friday June 23, 2017 - 23:57:36
Casuumaad loo kala diray 9 qof oo Soomaali ah ayaa ahayd mid yaab leh iyadoo keliya loo sheegay in kulan casho ah ay ka soo qayb galaan si ay ula kulmaan qof jecel inuu barto dhaqankooda, qof qorshihiisu yahay inuu caawiyo dadka ku nool adduunka dacalladiisa isla markaana leh taariikh wax soo saar.

Read More »

Facebook oo soo saartay xeer lagu ilaalinayo in lagaa qaato sawirka kuu saaran Profile-ka

0 Visits: 631 | Friday June 23, 2017 - 16:35:36
Shirkadda Facebook ayaa qaadday tallaabo lagu ilaalinayo in la qaato ama si qalad ah loo isticmaalo sawirka Profile-ka kuu saaran (Profile Picture), waxaana arrintan markii ugu horreysay lagu tijaabinayaa wadanka Hindiya.

Read More »

Imisa ayay gaartay tirada dadka daawada YouTube?

0 Visits: 370 | Friday June 23, 2017 - 12:37:55
Xarunta muuqaallada Video-ga laga daawado ee dhinaca Interne-ka 'YouTube' ee ay leedahay shirkadda google ayaa sii ballaaranaysa iyadoo marba marka ka dambeysa ay kordhayaan daawadeyaasheeda caalamka.

Read More »

Snapchat oo lagu soo kordhiyay bar tilmaamaysa Meesha aad kaga sugan tahay khariidadda dunida

0 Visits: 538 | Wednesday June 21, 2017 - 23:59:46
Shabakadda kulanka dadweynaha ee 'Snapchat' ayaa lagu soo kordhiyay adeeg cusub kaas oo aad ku arki karto waxa ay qabanayaan saaxiibadaada kuugu jira Snap-ka iyo halka ay kaga sugan yihiin khariidadda caalamka.

Read More »

Maanta waxay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee sawir iska qaadista (National Selfie Day)

0 Visits: 433 | Wednesday June 21, 2017 - 16:11:52
Maalin walba waxbaa loo asteeyay oo lagu xusaa, waxaana maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Sawir iska qaadista (National Selfie Day June 21, 2017).

Read More »

Qolka ugu deggan Caalamka (waxaad maqli kartaa xitaa garaaca wadnahaaga)

0 Visits: 237 | Friday June 16, 2017 - 00:14:04
Bal qiyaas adigoo ku dhex jira qol ay ka jirto aamusnaan dhameystiran adigoo dhegeysan kartaa xitaa garaaca Wadnahaaga.

Read More »