Technology

Arday Turkish ah oo far sameeyay Aaladdii ugu horreysay ee keligeed Dabka daminaysa

0 Visits: 226 | Thursday June 15, 2017 - 01:06:39
Koox dhallinyaro ah oo dhigata Kuliyadda Injineeriyadda Korontada iyo Elektoroonigga Jaamacadda Osman Gazi ee gobolka Eski┼čehir ee Turkiga ayaa farsameeyay Aalad Robot ah oo awood u leh in ay kaligeed Dabka demiso.

Read More »

Samsung Galaxy Note 8 oo la soo bandhigi doono bartamaha Agoosto

0 Visits: 258 | Wednesday June 14, 2017 - 02:16:00
Shirkadda Qalabka Elektorooniga ee laga leeyahay Waqooyiga Korea ee Samsung ayaa shaaca ka qaadday in Bartamaha Bisha Agoosto ee soo socota ay soo saari doonaan taleefoonka la wada sugayo ee Samsung Galaxy Note 8.

Read More »

Baabuurka ugu qaalisan dunida oo la soo saaray (Waa imisa Milyan $?)

0 Visits: 492 | Wednesday June 14, 2017 - 01:47:18
Shirkadda soo saarta gawaarida raaxada ee 'Rolls-Royce' ee laga leeyahay Ingiriiska ayaa soo saartay nuucii ugu dambeeyey ee baabuur ee ay naqshadeysay waxaana lagu magacaabaa 'Rolls Royce Sweptail'.

Read More »

Haddaad joogto Dubai Taleefoonkaaga gacanta ayaa kuu ah Baasaboor

0 Visits: 212 | Monday June 12, 2017 - 00:29:17
Waagii hore haddii adigoo dhoofaya aad soo illowdo Baasaboorkaaga waxay ka dhignayd dhibaato weyn taas oo cawaaqibkeeda leh, laakiin maanta dunidu way hor martay qaladaadka nuucaasi ahna xal baa loo helay.

Read More »

Waa kuwee barnaamijyada ugu fiican ee shaashadda Computer-ka lagu duubo (Best free screen recorders 2017)

0 Visits: 259 | Sunday June 11, 2017 - 12:59:26
Dad badan ayaa waxay raadiyaan barnaamijyada Software-ka ee ay ku rikoor gareyn karaan ama ku duubi karaan Ciyaaraha (games-ka) ay dheelaan ama inay duubaan shaashaddooda computer-ka si muuqaalka ay duubeen ay ula wadaagaan dadka kale.

Read More »

Tiknoolojiyadu waxay baabi'in doontaa shaqooyin badan balse waxay wax walba ka dhigi doontaa...

0 Visits: 225 | Sunday June 11, 2017 - 03:16:21
Dunida aynu ku nool nahay waxaa maalin walba lagu soo kordhinayaa waxyaabo hor leh oo lacag fara badan, maskax iyo kharashba lagu bixiyo kuwaas oo markii juhdigaasi faraha badan la geliyo aad mararka qaar ku helayso qiimo jaban.

Read More »